Af-Soomaali (Somali)

Caawimada ka dib Kufsiga iyo Weerarka Galmada

Bilaasha ahaan iyo tallo qarsoodi ah 24 saacadood maalintii, 7 maalmood wiigii wac 0117 342 6999

Macno ma laha marka lagu weeraray, halka ay ka dhacday ama cidda samaysay – waxaanu dhagaysan doonaa khibradaada oo waxaanu kaa caawin doonaa in aad hesho taageeradaad doorato.

Nama siinaysid anaga magacaaga yo cinwaankaaga.

Weerarka galmo iyo kufsigu waxa uu ku dhici karaa qof kasta wakhti kasta.

Xaga The Bridge waxaanu ognahay in qof kasta khibradiisu ay kala duwantahay.  Waanu ku dhagaysan doonaa adiga oo waxaanu sharaxi caawimada aanu ku siin karno adiga. Tan waxaa ka mid ah:

Haddii aad wacdo booliska si aad ugu sheegto iyaga in adiga lagu kufsaday ama galmo ahaan lagu weeraray waxay kuu soo jeedin karaan in adiga lagu keeno The Bridge wixii baadhitaan ah.  Haddii aanad go’aan ka gaadhi karin haddii aad doonayso in aad booliska u sheegto, waxaad baadhitaanka ku qaadan kartaa The Bridge oo waxaanu hayn doonaa muunnadaha. Haddii aad doorato in aad booliska u sheegto mustaqbalka, waxaad iyaga u sheegi karaa in aanu hayno caddaynta oo waxay naga soo qaadi karaan anaga iyadda si ay ugu caawiyaan baadhitaankooda.

Waxaanu bixin karnaa turjumaan

Sidoo kale waxaad keensan kartaa saaxiib, xubin qoyska ah ama qof kale oo aad aaminsantahay xaga The Bridge si uu kuu taageero.

Baryatada nternatku waa www.thebridgecanhelp.org

Experiences

All the staff have been so friendly and welcoming, and very kind. I was supported from the very first contact, and overall, could not have gone through the past few years without this wonderful service.  A major asset to our NHS service, and one that I hope is able to reach as many individuals as need it.